Dowlad ka tirsan Yurub oo dalkooda ku celinaysa boqolaal Soomaali ah

Dowlada Jarmalka ayaa qorsheyneysa in qiyaastii 200 oo qaxooti Soomaali ah ay dib ugu celiso dalkoodii ka hor dhamaadka sanadkan  sida uu qoray Wargeyska Taz.de oo soo xiganaya afhayeenka Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Jarmalka Lisa Häger. Qaxootiga Soomaalida ee ku Nool Jarmalka ayaa sidoo kale weyn doona Xuquuqda Magangalyada haddii loo aqoonsado iney yihiin dad … Continue reading Dowlad ka tirsan Yurub oo dalkooda ku celinaysa boqolaal Soomaali ah